Xasan Shiikh & Masuuliyiin kale oo ka qeyb galay Munaasabada 1-da Luulyo (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay xuska sannad guurada 62-aad ee ka soo wareegtay markii ay ka xoroobeen Gobollada Koonfureed ee dalka gumeystihii Talyaaniga iyo midnimadii labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa dul istaagay mudnaanta uu siinayo xaqiijinta Soomaali heshiis ah. Madaxweynaha ayaa xusay in dhibaatooyinka curyaamiyey dowladnimadda … Continue reading Xasan Shiikh & Masuuliyiin kale oo ka qeyb galay Munaasabada 1-da Luulyo (Sawirro)